Olola nadafadeed oo laga sameyay magaalada Garoowe

0
191

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka nugaal ayaa laga sameeyay olola nadafadeed oo sare looga qadaayo Bilcda islamarkana lagu jarayay geedka garanwaga.

Ololahan nadafadeed oo si gaar ah looga sameyay xaafadaha Mubaarak iyo hanti-wadag ee magaalada Garoowe ayaa waxaa iska kaa shaaday maamulka xafaadahas iyo qaar kamid ah Bulshada ku nool magalada Garoowe.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here