Ololaha 16-ka maalmood ee ka hortaga tacadiyada haweenka oo laga daah furay Burtinle.

0
133

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda haweenka maamulka Puntland oo kaashanaysa Hay,adda NCA ayaa degmada Burtinle ka daah furtay ololaha wacyigalinta 16-ka maalmood ee joojinta tacadiyada loo gaysto haweenka iyo gabdhaha.

waxa kaqeyb galay furitaanka ololaha ma’uulyiin katirsan Wasaaradda haweenka maamulka Puntland madax kasocotay Hay,adda NCA iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi