Ololaha 16-ka maalmood ee ka hortaga tacadiyada ka dhanka ah haweenka iyo caruurta oo laga daahfuray Baladweyne

0
188

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka wasaarada haweenka Hirshabeele Raxmo Guuleed gudoomiyaha Barakacayasha Hirshabeele, haweenka kujira ururada buslahada Rayidka Baladweyne iyo marti sharaf kale ayaa ka qeeyb gashay munaasabadan oo lagu daahfurayay ololaha 16-ka maalmood ee tacadiyaha ka dhanka haweenka taasoo lagu qabtay hotel Daaru-Salaam ee Baladweyne.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud