Ololaha Cudurka Dabeysha oo laga daah furay Magaalada Garoowe.

0
166

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaarada caafimaadka Puntland ayaa Magaalada Garoowe ka daahfurtay ololaha cudurka dabeysha

Talaalkan ayaa waxaa lasiin doonaa caruurta kayar shanta Sano ee ku nool deeganada Puntland.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan