Ololaha daaweynta iyo qalliimada Lafaha oo laga daahfuray Muqdisho

0
90

Baladwayne ( Radio Beerlula )-IWasiiro Dowlaha Wasaarada Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Soomaaliya DRS Maryan Maxamed Xusseen ayaa isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho ka daahfurtay Ololaha daaweynta iyo qalliimada Lafaha

waxa kasoo qeyb galay dahfurka ololaha daaweynta iyo qalliimada Lafaha maamulka isbitaalka martiini mas’uuliyiin katirsan wasaarada caafimaadka iyo quburo Caafimaad oo kayimid dalka Talyaaniga

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.