Ololaha daweeynta iyo talaalka xoolaha oo laga bilaabay Hargeysa

0
147

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Horumarinta reer Miyiga maamulka Soomaaliland ayaa magaalada Hargaysa ka bilaawday Ololaha Daweeynta iyo Talaalka Xoolaha.

Ololahan ayaa waxaa lagu daweeyn doono kumaan xoolo ah oo la dhibaatoonaya xanuunada kala duwan ee k u dhaca xoolaha maadaama la gudo galay xili roobaadka Gu,ga.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here