Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, ayaa magaalada Xuddur si rasmi ah uga daah-furay ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha gobolka Bakool.
daahfuray Ololahan ayaa waxaa ka qeyb galay wasiiro Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maamulka degmada xudue iyo marti sharaf kala duwan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


