Ololaha far barashada oo laga daah furay Hargeysa.

0
100

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Waxbarashada somalilnd iyo jaamacada ALPHA University ayaa Magaalada Hargeysa si wada jira ah uga furay ololaha far-barashada waxana ka qeyb gali dono dhamaan ardayda wax ka barto Soomalilnd.

Ujeedka ololahaan ayaa ahay sidii loo heli lahay arday wax qoro ama akhriso waxana ka faaideysan doono dhaaman jaamacadaha iyo goobaha waxbarasho ee Soomaliland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.