Ololaha farbarashada iyo xisaabadka oo laga daahfuray Hargeysa.

0
118

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Soomaliland ayaa magaalada Hargeysa ka daahfurtay barnaamijka ololaha farbarashada iyo xisaabaadka oo ay ka wadashaqayn doonaan wasaarada waxbarashada Soomaliland iyo jaamacadaha.

Waxaa loogu magacdaray ololahan waxbar hal qof si guud ahaan bulshada ay unoqdaan kuwo wax qora.

Warbixintan waxa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan