Ololaha ilaalinta deegaanka iyo cagaarinta oo laga bilaabay Muqdisho

0
111

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Gobolka Banadir Ayaa Manta Ka Daahfuray Ololaha Ilaalinta Deeganka Iyo Cagaarinta Magalada Muqdisho Ololahan Ayaa ah Mid Lagu Ilaalinayo Bilicda Magalada Muqdisho

Waxa Kaqeyb Galay Ololahan Xubno Kasocday Mamulka Gobolka Banaadir Agaasimaha Waxda Biyaha Iyo Deeganka Cimilada Gobolka Banadir Iyo Gudoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud Ee gobolka Banaadir

waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here