Ololaha ka hortaga Cudurada ku dhaco xoolaha oo laga daah furay degmada Cadaaddle.

0
92

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Cadaaddle ee Gobalka shabeelle ayaa laga bilaabay ololaha ka hortaga Cudurada ku dhaco Xoolaha kaasi oo soco doono mudo shan iyo toban maalin ah.

Ololahaan oo logu talaalayo 200,000 oo neef oo ku dhaqan degmada Cadaaddle ayaa fulintiisa waxaa iska kaa shanaayo xafiiska Hormarinta Xoolo-dhaqatada Degmada Cadaaddle iyo Hay’adda VSF.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq