Ololaha ka hortaga Cudurka dabeysha oo laga daah furay magaalada Burco.

0
109

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Caafimaadka Somaliland ayaa magaalada Burco ee gobolka Tog-dheer ka daahfurtay ololaha talaalka cudurka dabeysha iyadoo shaqaalaha talaalka loo kala diray goobihii ay ka shaqa bilaabi lahaayeen.

Ujeedka ololahan loo bilaabay ayaa ah dabar goynta cudurka dabeysha oo saameyn ku helay caruurta.

Warbixintaan waxa soojeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.