Ololaha ka hortagga HIV AIDS ka oo laga furay Garoowe

0
179

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’ada la dagaalanka AIDS ka ee maamulka Puntland PAC oo kaa shaneeyso Hey’adda WFP ayaa Magaalada Garoowe ka daahfurtay Barnaamijla Ololaha Wacyigelinta iyo ka hortaga HIV AIDS ee goobaha Waxbarashada.

Munaasabada lagu daahfurayey Ololahaan Wacyigelinta iyo ka hortaga Cudurka HIV AIDS ka ayaa waxaa goob joog ahaa Bahda Waxbarashada , Macallimiin,Dhaqaatiir iyo mas’uuliyiin ka socday Hey’addaaha PAC iyo WFP.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here