Ololaha kor u qaadista wax soo saarka badda oo lagu qabtay Dhuusamareeb.

0
77

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaraadda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda maamulka Galmudug ayaa Magaalada Dhusamareb ku qabatay ololaha kor u qaadista wax soo saarka Badda oo ujeedadiisu tahay isku xirka ganacsatada iyo magaalooyinka.

Ololaha wax soo saarka ayaa waxa kaqeyb galay mas’uuliyiin katirsan wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda maamulka Galmudug ururka haweenka magaalada Dhuusa-mareeb , ganacsatada kalluunka ka ganacsado iyo arday kasocotay iskuulka sare ee Galgaduud.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.