Ololaha qaliimada Haweenka ee xanunka isku furanka oo laga furay Muqdisho

0
109

Baladweyne (Radio Beerlula)-Masuuliyiinka ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka iyo Golaha Aqalka sare ayaa magaalada Muqdisho uga qeyb-galay daah furka ololaha qaliimada Haweenka ee xanunka isku furanka tasoo ay si wada jir ah iskaga kashan doonan haay’aada ceel cali isbitaalka daaynile iyo haay’aada pag

Ololahaan ayaa loogu adeegi doonaa hooyoyinka Soomaaliyeed ee ku nool gudaha dalka kuwasoo baahi badan u qabay qaliimadan

waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here