Ololaha qalliimada dhaawacyada soo gaara ciyaartoyda oo laga furay Muqdisho.

0
166

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS Maxamed Barre ayaa daah-furay ololaha qalliimada dhaawacyada soo gaara ciyaartoyda kaasoo lagu qaban doono isbitaalka daaru Shifa.

Munaasabada daahfurka ayaa waxaa ka qeeybgalay wasiiro iyo Xlidhibaano katirsan baarlamaanka Soomaliya.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here