Ololaha Qalliimada Isku-furanka oo lacag la’aan ah oo laga daah furay Muqdisho.

0
148

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Isbitaalka kalkaal ee magaalada muqdisho ayaa bilaabay ololaha qaliimada isku furanka hooyooyinka kaasi oo ah olole caafimaad oo lacag la’aan ah

Ololahan ayaa soco dooona ilaa 15ka bishan kaasi oo aay kafaa’ideysan doonaan haweenka kunool magaalada muqdisho

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here