Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka maamulka Soomaaliland ayaan magaalada Hargaysa kusoo gabagabeeyay Ololaha Talaalada Oofwareenka , Jadeecada iyo Dabaysha.
Ololahan talalka ayaa so socday mudo shan maalmood ah iyada oo door muhiim ah ka qaadanaya ka hortaga cudurada Faafa.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


