Ololaha talaalka cudurka Dabeysha oo laga daah furay Muqdisho.

0
119

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa laga daahfuray ololaha talaalka ka hortaga Cudurka Dabeysha.

Munaasabada lagu daahfurayey ololahaan ayaa waxaa kasoo qaybgalay Agaasimaha guud Wasaaradda Caafimaadka XFS , Mas’uuliyiin ka socotay Hay’adaha WHO , UNICEF iyo dhaqaatiir.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.