Ololaha talaalka Oofwareenka iyo Shuban Biyoodka oo laga daah furay Kismaayo

0
212

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Jubaland, Mudane Ismaaciil Axmed Garas, ayaa si rasmi ah uga daahfuray magaalada Kismaayo ololaha talaalka isku dhafan ee ka hortagga cudurrada Jadeecada , Oof-wareenka iyo Shuban biyoodka.

Munaasabada lagu daahfurayey Ololahaan talaalada ayaa waxaa goob joog ahaa Wasiiro , Xildhibaano, Xubno ka socday Ururada Dhaqaatiirta iyo bulshada qaybaheeda kale.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here