Ololaha talaalka Oofwareenka iyo Shuban biyoodka oo laga daah furay Muqdisho

0
163

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka daahfurtay barnaamij Wacyigelineed oo ku saabsanaa Ololaha talaalka Oofwareenka iyo Shuban biyoodka kuwaasi oo ku cusub dalka.

Munaasabada lagu daahfurayey Ololahaan talaalada ayaa waxaa ka qeybgalay Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Caafimaadka XFS , Xubno ka socday Hey’adda ka shaqeeya Arrimaha Caafimaadka, Dhaqaatiir iyo shaqaalaha Wasaaradda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here