Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caafimaadka maamulka Jubbaland ayaa Magaalada kismaayo ku qabtay kulan lagu daahfurayay Ololaha wacyi-galinta talaalka dabeysha.
Daah-furka kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay qaar ka mid ah shaqalo waxeedyada Wasaaradda haay’addaha ka shaqeyo cafimaadka dhaqtiir iyo qeybaha kala duwan ee bulashada.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.
Audio Player

