Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka maamulka Puntland oo kaashaneeysa Hay’adda Save the Children ayaa magaalada Qardho ka bilowday Ololaha wacyigelinta iyo talaalka xanuunada faafa.
Xanuunada laga talaalayo bulshada magaalada Qardho ayaa waxaa kamid ah xanuunnada faafa sidda Malaariyadda, Gawracatadda, Teetanada, Xiiq-dheerta iyo Shubanka biyoodka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.