Olole bacaad bixin ah oo laga sameeyay magaalo xeebeedka Garaacad

0
168

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka dhalinyarada deegaan xebeedka Garaacad ayaa olole bacaad bixib ah ka sameeyay wadada hal-bowlahaa ee soogasha magaalada taasoo uu saa,meeyey Bacaadka.

Ololahan ayaan waxaa ururka kala qeeybqaatay shirkada TTN oo kamid ah shirkadaha ka hoowlgala Puntland.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here