Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qoysaskan oo ku nool degmada Farlibaax iyo deegaanka Caag sibiri oo hoostaga magaaladaaasi ayaa la gaarsiiyay deeq biyo ah oo lacagta lagu iibiyay uu bixiyay gudoomiye ku xigeenka 1 aad ee Barlamaanka Hirshabelle Siraaji Sheekh Isaaq Cabdulle .
Qoysaska la gaarsiiyay deeqda ayaa baahi badan u qabay iyagoo goobta lagu qeeybiyay ay tageen dad badan oo danyar ah.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim