Olole caafimaad oo bilaash oo loo sameeyay barakacyaasha kaamka Shabeelle

0
148

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Dhakhaatiirta iyo hawl wadeeno ka socda isbitaalka Daryeelka Caafimadka ee Al-rahma Hospitaal ayaa olole Caafimaad oo bilaash ah islamarkaana isugu jira Baaritaano,daweeyn iyo Wacyigelin u sameeyay qoysaska danta yar ee ku nool Kaamka Shabeelle ee magaalada Qardho.

Adeegyadaan Caafimaad ayaa waxaa baahi badan u qabay barakacayaashaan iyagoo aan awoodin ineey helaan waxyaabaha aas-aasiga u ah caafimadka bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here