Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Xaruunta Tababarada caafimaadka United ee Magaalada Baladweyne ayaa olole isugu jira baaritaano, Wacyigelin iyo Daweeyn u sameeyay barakacyaasha ku nool deegaanka Ceelgaal.
Baaritaanada loo sameeyay Qoysaskaan ayaa waxa kamid ah cudurada ka dhasha Biyaha sida Shuban biyoodka ìyo Duumada.
waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


