Olole caafimaad oo lagu caawinayo caruurta nafaqa darada heyso oo laga daah furay sbitaalka Faaruuq ee Baladweyne

0
153

Baladweyne  ( Radio Beerlula )-Maamulka Isbitaalka Faaruuq ee Magaalada Baladweyne ayaa daahfuray Olole caafimaad oo loogu talagalay caruurta haysa Nafaqo darada iyo Hooyooyiinka uurka leh.

Ololahaa ayaa diirada lagu saara inta uu socdo in la nafaqeeyo caruurta haysa Nafaqo darada islamarkaana wacyigelin loo sameeyo Hooyooyiinka Uurka leh.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here