Olole dadka looga wacyigalinayo Hiv-Adis ka oo laga bilaabay Burco

0
85

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka Xakamaynta Xanuunka HIV-AIDS ee maamulka Somaliland Ayaa Magaalada Burco Ka sameeyay olole bulshada looga Wacyigeliyay Halista uu leeyahay HIV-ADIS.

Meelaha ay wacyo galinta kasameeyeen waxaa kamid ah garoonka lixle oo uu ka socoda tartanka kubadda cagta kaasi oo looga wacyo galinaayo Bulshada saameenta uu leeyahay HIV-ADIS.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here