Olole dadka looga wacyigelinayo cudurka HIV/AIDS ka oo laga bilaabay Hargeysa

0
185

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xafiiska ka hortaga iyo wacyigelinta HIV-AIDS ayaa magaalada Hargaysa ka bilaabay Olalahaan Wacyigelinta Bulshada ee halista Cudurka HIV AIDS ka.

Goobaha laga bilaabay Barnaamijka Wacyigelinta HIV AIDS ayaa waxaa ķamid ah Suuqa Cidaacadaha iyo Goobaha Waxbarashada magaalada Hargaysa iyadoo bulshada lala wadaagayay fariimo la xiriira halista uu leeyahay Cudurka HIV AIDS ka.

Warbixinan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here