Olole dadka reer miyiga lagu barayay akhriska iyo qoraalka oo lagu soo gaba gabeeyay Galgaduud.

0
78

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ololaha bulshada reer miyiga lagu barayay aqriska iyo qoraalka farta Soomaaliga ayaa lagu soo gaba gabeeyay deegaano hoos yimaada magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

Ololahan oo socoday mudo labo bil ah ayaa ujeedkiisu yahay sidii dadka reer guuraaga ah loogu bari lahaa aqriska iyo qoraalka waxaana iska kaashanayay Mu,asasada Iftin iyo ha’yadda Rajo.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.