Olole dhaqaale loogu ururinayo shaqaalihii VOA oo laga bilaabay baraha bulshada.

0
66

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Boqolaal Shaqaalaha oo ka tirsan VOA, oo ay ka mid yihiin Weriyeyaal, Barnaamij soo saarayaal iyo hawl wadeenno kala duwan oo warbaahintaas ka shaqayn jiray, oo ay saamaysay go’aankii lagu xidhay VOA ayaa baraha bulshada looga bilaabay olole dhaqaale loogu ururinayo.

Wariyashan ayaa wajahaya dhaqaale la’aan baahsan, duruufaha dhinaca caymiska caafimaadka ah iyo in qaarkood dib loogu celiyo dalalkooda, madaama oo fisayaashoodu dhici karaan.

Olole qaadhaan loogu ururinayo Bahda VOA, ayaa ka bilaabantay baraha Internet-ka, si loo caawiyo oo ay u helaan gargaar deg deg ah, oo wax ka tari karta dhaqaalahooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here