Olole dhir beeris ah oo laga bilaabaay deegaanka Istanbul.

0
176

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaradda Degaanka iyo isbadalka Cimilada Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa dhir beeris ka samaysay Degaanka Istanbuul ee Waqooyiga Kismaayo.

Dhirtan ayaa loogu talagalay ineey door ka qaadato bilic soo celinta Degaanka Istanbuul .

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here