Olole dhir beeris ah oo laga bilaabay degmada Raage Ceele ee gobalka Shabeellaha dhaxe.

0
104

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Degmada Raage Ceele oo ka tirsan gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa laga bilaabay olole lagu beerayo dhir kala duwan taasoo loogu talo galay inay kaalin ka qaadato bilicda Degmada.

Ololahan dhir beerista ayaa waxaa Degmada Raage Ceele ka wada dhalinyaro is xilqaantay iyadoo dhirtan ay ku beereen wadooyiinka iyo guud ahaan degmada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey