Olole dhir beeris ah oo laga bilaabay Gaalkacyo

0
164

Baladweyne  (Radio Beerlula )-Duqa Degmada Gaalkacyo Maxamed Cabdirisaaq Warsame ayaa si rasmi ah magaaladaasi uga daah-furay olole ballaaran oo lagu cagaarinayo Magaalada Gaalkacyo.

Olahaan ayaa qayb ka ah ololihii kale duwanaa ee laga fuliyey Degamda Gaalkacyo isagoona si garaa looga shaqayn doono gudaha suuqa sidoo kalena lagu baneynayo wadooyinka xiran.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here