Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Tog-wajaale ee maamulka dowalad deegaanka soomalida itoobiya ayaa waxaa laga beeray 20,000 oo geed oo qayb ka ah daahfurka barnaamijka dhaxal reebka cagaaran.
Geedahaan ayaa lagu beeray xaafadaha iyo xarumaha muhiimka ah ee bulashada loogu adeego kasoo loogu tala galay bilicda magaalada
waxa soo jeedineysa Xaawo Aadan Xuseen.


