Olole dhir beeris ah oo laga daah furay Magaalada Dhuusamareeb.

0
91

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Deegaanka iyo isbadelka Cimilada dowlad goboleedka Galmudug ayaa magaalada Dhuusa-mareeb ka daahfurtay wajiga koowaad olole loogu talagalay in ku geed lagu talaalo qaar kamid magaalooyinka Galmudud

Ujeedka dhir beeristan ayaa ah xuska maalinta caalamiga ah ee Keymaha oo ku began 21 maarso.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.