Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ururka dhalinyarada cagaarsan ee magaalada Kismaayo ayaa olole dhirbeeris ah kasameeyay wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Jubaland.
Ujeedka dhirtaan loo beeray ayaa ah sidii wasaarada ay ay unoqon laheyd mid aad uquruxbadan maadama ay hore dhir loogu beerin xarunta wasaarada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.