Olole dhir beeris ah oo laga sameeyay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

0
70

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dhallinyarada magaalada laas caanood ee Gobalka Sool oo kaashaneeyso Dowalad Hoose laas caanood ayaa in kabadan 100 geed ku Beeray xarumaha dowliga ah ee magaaladaasi.

Xaruumaha lagu beeray dhirta ayaa waxaa kamid ah goobaha wax barshada xaruunta damdamiska maagalada laascaanood iyo xaruunta taliska booliska gobalka sool.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.