Olole dhir beeris ah oo lagu xusayo maalinta dhirta beerista qaranka oo laga sameeyay Muqdisho.

0
215

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimiladda xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta olole dhir beeris ah oo lagu xusayo maalinta dhir beerista qaranka ee Soomaaliya ka sameysay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Dhir kala duwan ayaa lagu beeray xarumaha ha’yaddaha dowladda, booliska iyo goob kale oo ku yaalla magaalada Muqdisho si kor koogu qaado bilicda caasimadda.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here