Olole dib loogu furayo wadooyiinka xirnaa oo laga sameeyay magaalada Nasiye

0
177

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Nasiye ee Gobolka Tog-dheer ayaa bilaabay Olole dib loogu furayo waddooyin muddo xirnaa oo dhibaato badan ku qabeen maristooda bulshada degmada.

Ololahaan wada baneeynta waxaa iska kaashanaya maamulka Degamada iyo bulshada ku dhaqan deegaanka waxaana laga bilaabay wada weyn ee soo gasha Degmada iyada laga gurayay Geedaha garan waaga iyo qashin xiran wadada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here