Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka cimilada XFS ayaa dugsiga Yasiin Cismaan oo ku yaalla Degmada Boondhere ee gobolka Banaadir ka daah-furtay Ololaha Dugsiyada Cagaaran oo iskuulada guud ahaan dalka loogu tala galay in Dhir lagu beero
Daah-furka ololahaan ayaa waxaa ka qeyb galay masuulinta dowlada mamulada iskuulada madax ka socotay Wasaaradda deegaanka xildhibaano iyo wasiiro.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.
Audio Player