Olole geedaha looga jarayo dhul laga hergelinayo garoon lagu ciyaaro kubadda cagta oo laga sameeyay Magaalada Macalin Haaruun

0
141

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Macallin Haaruun oo kaa shanaya Dhallinyarada ku nool Degmada ayaa sameey Olole lagu baneeyey Garoon cusub oo loogu talagalay in lagu ciyaaro Kubadda Cagta islamarkaana kagu tukado munaasabada gaarka ah.

Garoonkaan ayaa waxaa baahi badan u qabay bulshada ku nool Degamada Macallin Haaruun Kaasi oo door muhiim ah ka qaadanaya Isdhexgalka Dhallinyarada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here