Olole indha fiiqis lacag la aan ah oo laga daahfuray Muqdisho

0
85

Baladweyne (Radio Beerlula)-Isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa laga daahfuray mashruuc aay siwada jir ufulinayaan Wasaaradda Caafimaadka XFS Iyo Hay’adda Human Appeal kaasi oo Daaweyn iyo baritaano lacaga la,aan ah loogu sameeynaayo Dadka qaba Xanuunka Indhaha.

Waxa ka qeyb kalay daahfurka mashruucan mas’uuliyiin katirsan Wasaaradda Caafimaadka XFS madax katirsan Hay’adda Human Appeal maamulka isbitaalka Banaadir iyo qaar kamid ah Dadka qaba Xanuunka Indhaha.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi