Olole indha fiiqis lacag la aan ah oo laga sameyay Jowhar

0
114

Baladweyne (Radio Beerlula)-Olole Indho fiiqis lacag la’aan ah ayaa loo sameyay in ka badan 200 oo ruux isla markaana ka kala imaaday Xafadaha magaalada Jowhar iyo deeganada hoos yimaado.

Waxana qalimadan lacag la.aanta ah iska kaashaday isbitaalka international eye iyo Hay.ada bisha case Turkish.

Warkan waxaa inoo haya Cabdi Majiid Aweys Isaaq