Olole indha fiiqis lacag la’aan ah oo lagu soo gaba gabeeyay Baladweyne

0
41

Baladweyne ( Radio Beerlula )-isbitaalka Hilaal ee magaalada Baladweyne ayaa maanta soo gaba gabeeyay qaliimo indho fiiqis lacag la aan ah oo loo sameeynayay dadka danta yar kuwaasi oo ku nool magaalada iyo deegaanada hoosyimaada.

Qaaliimadaan ayaa ahaa kuwo casri iyadoo loo adeegsanayay leeysar kaasi oo fududeynayay qof inuu si deg deg ah u caafimaado si hoolihiisa u qabsado.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.