Olole indho fiqis iyo daaweyn ah oo lagu soo gaba gabeeyay Baladweyne.

0
139

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gaba gabeeyay olole iskugu jira indho fiiqis, xiritaanka biyaha indhaha ku furan, caadka indhaha ku dhaca ee araga qaada iyo daaweynta xanuunada araga ku dhaca.

Ololahan oo ay ka faa’iseysteen 750 ruux ayaa waxaa 50 ka mid ah loo sameeyay indho fiqis iyo daawooyin lacag la’aan ah kuwaasoo ahaa dad danyar ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here