Baladweyne (Radio Beerlula)- Qaar kamid ah Shacabka magalada Baladweyne ayaa bilaabay olole Qashin loogu saarayo islamarkaana Dib u dayactir loogu Sameeynaayo Buunada Nuur Xawaad ee Baladweyne.
Buundada ayaa saamayan xoogan wax ay kala kulantay fatahaadahii kudhuftay magaalada sanadahii la soo dhaafay.
Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.


