Olole iskugu jira Dayactir iyo nadaafad oo lagu Bilaabay wadooyinka Galkacyo.

0
96

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Xili burbur xoogan uu kasoo gaaray wadooyinka magaalada gaalkacyo roobka deeyrta ayaa waxaa dayactir ku bilaabay dhalinyarada magaalada oo is xilqaamay.

Inta badan wadooyinka burburay ayeey usameeyeen meelaha godka ah buuxin iyagoo sidoo kale qashin badan oo kadhashay daadadka ka aruuriyay wadooyinka.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.