Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada waabari oo kaashanaayo ardayda wax ka barta iskuulada Maxamuud Mire iyo Raage Ugaas ayaa olole wacyigelin ah oo ku saabsan ilaalinta Nadaafadda degmada ka sameeyay xaafadaha degmadaasi
Ardaydaan oo qoysaska ugu tagayay guryahooda ayaa u sheegayay dadka ineey iska fogeeyaan qashinka, isla markaana la joojiyo biyaha wasaqeeysan ee lagu daadiyo wadooyinka
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.